Akhriso: Miisaaniyadda 2020 iyo Faah faahinta Guud ee Mushaaraadka Ciidamada iyo Agoonta!

Inkasta oo maamulka Farmaajo uu ku guuldareystay sugidda amniga dalka laakin waxaa hadda mushaari ah ilaa 40 kun oo ciidan, kuwaas oo qaadanaya $146 million. Tirada xoogga dalka guud ahaan waa: 24,063 waxaa kale oo wehliya 2,083 oo ah agoonta xoogga ah, tirada booliisku waa 12,084 oo lagu daray agoonta oo gaareysa 1.557 halka asluubta … Continue reading Akhriso: Miisaaniyadda 2020 iyo Faah faahinta Guud ee Mushaaraadka Ciidamada iyo Agoonta!